VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lalabo - Lyrics

laxawgii kalgacalkaa laasimay naftaydoo igu laba kacleeyoo waanigan lalabayee ladanow daraadaa way labi dheer i saaryoo waa anuu layl habeenimo hurdo ladiba waayee adigoo lilaahiya lilaahiya lurka iyo hadimiyo iga daa lugooyoo caashaqan i laylyaday aan kaba ladnaadee laab dareen u nugulbaa laba aad ku tahayoo dookhu kugu lamaanoo kaa maarmin ladanow leeb jacaylku igu ganay laydh ku dhaaf jidhkaygoo lafahayga dhaafyoo ku lifaaqan dhuuxee
Queue is empty
-- / --