Heesta Ma qaadi karo jacayl - Lyrics
ma qaadi karo jacayl
maa qaadi karo
ii qosol ii qardee
qorshayn maayoo
hiigsi la quboo
waan qancay aniguye
qaabili maayoo
ruux qudhayda
qandho la raboo
waan qancay aniguye
qurxin maayoo
rajo qbyowdoo
qiiro uun sidatee
qajeeloo hawl kaligay
qabee qalbigii bogsooday
qushuuc kale uma quudhee
qudhaydani qabawday