VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muqdishoo nabad subaan - Lyrics

Waxaa saami ku yeelan
hargaysoo samirkeeda
midigta laga siiyo

Jabuutoo sida fiican
ebadkeeda usiraadan

Gaarisoo sumadayna
Calankeena la saaro

jigjiga samo qayr leh
Rabigayn usiyaadso

Muqdishoo nabad
Saldhigeeda ahaata
saldhigeeda ahaata

Shanta soomaaliyeed

Queue is empty
-- / --