VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Somali remix songs with bass - Lyrics

suurada dugsanayniyo daymadii indhaha iyo daawadi kalgacalkaa gamcahaaga xaada leh markaan soo xasuustaba xanxantoodaye sida laaluf faxay dhaqan kugu noqde kaalayoo iga dul qaad hawlbaad i badao habaabay wan halaabaye hilow waa la ii adimay axaadisibaa ku eegaye alaalaxdiyo muuqii waxay u haysteen dayaxoo hogiisii ka soo baxay halbaarke dumar tii u sidatee dookhaygu raacay xubintii dareenkee miirisay nafataydaay amaraley uurkaad ku taala amaraley amaraley oridaydii noqotey amaraley ubad aayo tiiniyo amaraley udugood wadaagtane jiliilicada quruxdiyo inantaan majeertay muuqaagu wacanaa liibantu waa ma is afgarana laabtu kalgacalkuu hadhsadee wadka waad u samirtaa wixii muuqda waa qabo weheeg maajano kale waraaqaha la qorayiyo wargeysyadaa aduunyadani waydiimahaygii kama helin jawaabo wacan kama wareysane calafka sidiisaba nasiibka u sahanoo waa sareedo caashaqu haduu helo sadkiisaba adaan koonka kuu jeclahay qalbiga kalibaad ku tahay karaaman kuu hayaayo korkaad ii saarantahay bal maxay indhuhu kaa eegayaan bal muxuu afkuna ku amaaanayaa
Queue is empty
-- / --