ayaaney ilhaaneey
aynigan hablaha kacey
ee wayne uumay
inan ka sareysoo
ku agdhigaba maan arag
qurux aan lahelayniyoo
haybad iyo sharaf
eebaa kuu siiyayoo
ehelkaaga dhigayaooo
kaa ilaashey xumaha ee
markii aan ku eegaba
isha kugu qac siiyaba
aragaaga oo qudha
qalbigaa i qabooba
ayaaney ilhaaney
hanaan iyo ilwaadey
ooridii wacneyde
asaageed ku dhaaftee
alle igu manystaay
ilayskii cadceedoo
xili oogta waabari
dhulka soo abaaraa
arageedii leedahoo
nafta aayaheeday
markii aan ku eegaba
isha kugu qacsiiyaba
aragaaga oo qudha
qalbigaa i qabooboo
uurkaa kugu diirsada

Exit mobile version