VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bilan - Lyrics

bilantii nafteydaay taan badanka laabtiyo ka jeclaadey beerkaay taan baahideydiyo boholyowga aan qabo ubukooday waayadan barkimada u aale bastey aan u gaadhee mar hadaan bogsoonaneyn misana baahi kuu qabo bar bartaaga qabo oo balantii dhexdeeniyo wacadkii ha baal marin boqoradii habloo idil bilantaan ka doortee igu bilic wacneydee bal balkiyo kulaylkiyo dabkan iga baxaayoo boogahan damqanaayo adaa bakhtiin karaa qalbigana bogsiin kara marhadaan bogsonayn misana baahi kuu qabo barbarkaaga qabo oo balantii dhexdeeniyo wacadkii ha baal marin
Queue is empty
-- / --