cirkoo da ay habeenoo
hoobaan caleenliyo
ubax caynba caynaa
cosob iyo ubaadaa
canabkoo bislaadaaa
ayaa kula ciyaaroo
calafkiisa noqotee
indhahaaa cawlkaa
nafteyda cajabiyoo
cabaar ruuxii daawada
caafimad ka qadaaa
caadilkii ku uumaa
cadku kaa ilaahoo
cawo dhalad inaad tahay
caaad ma saarnee
cisigii nafteydaay
sida curad aan dhalaybaa
cindiga iyo laabtiyo
caloosha ku taalaa
indhahaaga cawlkaa
nafteyda cjabiyoo
cabaar ruuxii daawada
cafimad ka qaadee

Exit mobile version