VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Canab - Lyrics

anigoo cug dooney cirka sare ku eeyoo xaga kuula dulaa aduumbaa iga cararoo caasahqii dhexdeeniyo cadadii haleeyooo nabsi waa cadaawoo isagaa ku ciiloo banaan ka acidlada aa caawaba ku taagee waxba hay cadhoono cuqdad ha isu beerine caraaa edeb ilaahay caafimad ku waaroo canabeey ku noolow anigoo canaaniyo cilad ku gaadhiyo ceeba kaa ilaashaaa aduumbaa iscajabiyo gacanta is cabsiyo cisho uun dhaqaaqe waxse aad calool yow cagtawga ku deysaa siduu caadil ku qoray calaf waayi mayside
Queue is empty
-- / --