VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dagan - Lyrics

ilinaa aan daweynay gabdho kii dalkeenana doorkoodi noqoto degenaan ku dhaadatoo dulqaaad wacaniyo dulqaad eebe siiyaay dibnaha ma iyo deel qaba karinoo deeqiyooo xushoonoo waynahoo ku daayo deelka aykadhalatanaa docna aan udhaafine danbaa isiiyoo dadbaa ii xigsiiyoo degan ila jeclaadoo dooqii nafteydiyoo dareeemahaygii sudhay degeladii taleexyiyo mulu dacaladeedii ama daalo iyo bari xudun dusheedii doogiyo barwaaqaa dihantaa xareedii waxa dumar duljoogee diracoodu marayee deeqooy bartaan tugan midaan ka doortee dakharada daweysana aan daryeelabaad tahay daaim baa isiiyayoo dadbaa ii xigsiiyayoo degan ila jeclaadoo dookheygii nafteydiyoo dareemahayii sudhayee
Queue is empty
-- / --