nafta arimadaa hogaamiso
waxa uurka guba waa aamuskee
ma adkeysibaa hufan loo dhigay
intiyo wkhtiyo ololaha jacey
ma wadadaabaa qaadey ubaxoo
taan eegayeey alfiyaay walaal
ufa iyo xareed qalbi uuman baa
kuu ololaa ufan wax laay
edebayeey
naf asqeysanbaa
sidan mulin qaba
kuu ley dhayeee
edebeey abid aawadaa
aragtidaa uradiyee
muruq aragtida
dadka kula waca
ambiyaay ambiyaay
ubadkii samaaa
ma ilowsan tahay
ambag baan ahoo
aawadaa lumayoo
ambiyaay ambiyaay

Exit mobile version