qarnigan hablaaha kacay
qaaradaha aduunyada
dalmarey ku nooley
qaadir keen abuuray
qurashtaan ka doortay
qolku naga dhaxeeyaay
qaalidii nafteydaay
qayb waxad ku leedahay
halbowle dhigaa iyo
wadnahayga qaybshaa
qamarey u hooyataaa
qalbigan kujecelbaa
macaan kuu qushuucoo
kugu ladhay dyshiisoo
qaliya aad tahayba ku qadariya
kali adi kuu qudha
qurux idil ilaahbaa
khadraay ku siiyayoo
jidhkaaga qorayoo
qoortaada taagayoo
intu qayb ku siiyoo
qiimo kuugu darayee
qalbii nafteydaay
qayb waxad ku ledahay
marna aad dhexqaadaa
wadnahayga qaybshaa
qamaray u hooyataa

Exit mobile version