VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saafii - Lyrics

adoo jano ii ahaaday haween ku ag joojin maayo adoo jawi caashaq doonay marnaba ku jikaari maayo hadaad ila jirin aduunka gacalooy jirada ka dawoobi maayo farxiyooy dartaa jalka quudan maayo qaaliyeey jidiinkana raadsan maayo macaaneey dareenku jiliin ka wayne qofaan adi ahayn farxiya bogayga u jeexi maayo macaan u jadhjeedhi maayo jacayl la wadaagi maayo qalbigaa ii jeelanaaday anigu jaah wareeri maayo waxaad jamataa xal weeyi anigu ku jujuubi maayo hadaad dhinacayga joogto gacalooy anigu kaa jeedsan maayo farxiyooy dhibkana kugu daawan maayo qurux badan jacaylkana diidi maayo qaali luula
Queue is empty
-- / --