Heesta Cashar - Lyrics
cilad na galshiyo
ma wax ka dhiba
kar iyo kulayl iyo
waa cudur jacayl
kun iyo kadaran
caro iyo ceebe
waa cibariyo
la isku kay cadibay
i cunyoo jacayl
i calaacalyo
adiga cabdoo
ciladaha cishiqiga
cilmigood lahoo
cilmigood lahoo
cawiyo ahee
cararbaan aho
way iga ciirsante
calwasaadka iyo
cudurada jacayl
iga caawiyo
cashar iiga bixi
cosob iyo ugaabdiyo
waa curad karti leh
cogoshada naftiyo
waa mid la calmado
cad xuniyo malaha
ceeb iyo xumaan
waa calooshiyo
ku qoron cindigaaga
i cunyoo jacayl
i calaacalyo
adiga cabdoo
ciladaha cishiqiga
cilmigood lahoo
cilmigood lahoo
cawiyo ahee
cararbaan aho
way iga ciirsante
calwasaadka iyo
cudurada jacayl
iga caawiyo
cashar iiga bixi