tuu dareenkiyo dookhu raacaay
daruur curatoo diifta biisaay
dabacsanida tuu DAA'IM siiyayaay

daryeelkaagan dusha saartayoo
caashaq diihanbaan kuu diyaariyee
diiraamaadkiyo dooga ubaxa le
daawashiyo farax ku damaashaad

tuu dubaaqiyo dookhu yeelaay
dadnimiyo qurux tii i deeqdayaay
taan waxa u daran ka damqaayayaay

Exit mobile version