kasidaa kaama waaye
kaaf kama aadiye
karinkay ha ii kasee
kaadkay inaad timaad
kurba kuu quudhi maa

kidis caashaq waa kuleelyahe
kashka aad ku taal i kaalmeye
nafta kuulaye kaalaye iso kifaax
karaamadaa waa kasee iso kifaax

kidib waa geed jileec
kab la beeraha ku yaal
kulan geed ninkii qoroo
ku balaadhay yeeshaya
kaswadiisa saaq taal

kidis caashaq waa kuleelyahe
kashka aad ku taal i kaalmeye
nafta kuulaye kaalaye iso kifaax
karaamadaa waa kasee iso kifaax

Exit mobile version