Heesta Nawaal - Lyrics
caashaqa nabdiga naafeeyayban wali naawilaa
kama noogayo sidii naas irmaanbaan nuugayaa
waxaad tahay nawaal niyadiyo qalbiga
nuurka u baxay nabarada ka dhawr
noolaha miday naftu weheshatoo u nuglaatayeey
kuma nici karee nasteexdaydiiyeey waan kugu nastaa