VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Run - Lyrics

dhuuxayga jacayl ku raagay dartaa raaxadii ka jaroo rafaad ku hayee naftaydii ku raacday way ku rabtaa rajiyo wax la sugo ma raali gashaan ra'yiga gali beeni raad malahoo waxaan run ahaynba ways rogrogaan ragiyo dumar waa rafiiq waligood labaan kala raysan oo isu roon
Queue is empty
-- / --