Heesta Sucaad - Lyrics
midabka soomaalidee
dunida ugu sareeya iyo
haybada lagu siiyaybaad
hablaha kaga soocantee
aniga adigaa i sitee
samirka waligaa ogow
jacaylkii samano hore
cilmiba ifka seejiyaa
sidiisii ana ii hayoo
sucaadeey adaa u dawo ah
calaf ninkuu kugu simee
sawjadiisa noqotee
sabina aad dhabar