laba isku wacanoo
nolol wadaagaa
wanaagsanaadaa
wehel jaceyleey
wacadna qaadoo
lagaana weecdaa
jaceylka wiiqeee
waxyeeladiisaa
laysku waayaaa
wada jirkeenuu
dan teena weeyee
ila wadaag caashaqa
danteena weeyee
wadaacadii dhiigoo
wadnaha iyo beerka
waraabinaayaa
wehel jacayleey
wacad la qaadoo
lagaana weecdaa
jaceylka wiiqeee
waxyeeladiisaa
laysku waayaa
wadajirkeenu
danteena weeyee

Exit mobile version