VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wehel - Lyrics

inan yahay wacanidaa oo wanaag badanidaa oo waji quruxsanaa oo warkaagu fiicanaa waa waxan jeclaadayo kuugu war wareegayo lubigaad ku nool tahee inan yahay ila wadaag ila wadoo ila wal waal oo wehel caashaq ii ahow waligeed wada jirnee waa waxan jeclaadayoo kuugu war wareegayoo lubigeygaad ku weyntahee
Queue is empty
-- / --