Oogada jirki iyo uurki iyo
Qalbiga adigaa hantoo iska
Yeeshayee….2X

Adigaa macaan arageygiyoo
Aan ka marminee sida
Awadaa adiguna ahoow
Taan waayeen…..2X

Arageeda taan ku ildoog sadaay
Arageeda taan ku ildoog sadaay
Amaan iyo ducaba ducaba
Ducaba waad istahishaa ~~
In nan ku tirshee aayatiin
Ku waar…..2X

(((BOGGA LABAAD)))

Xaqiiqdii indhuhu intii aay arkeen
Adigaa jaceyl ku abuurayee…2X

Axad kula midoo oon aaminaa
Kuma aan arkinee aduun yada
Dhamaan adanaha ku nool
Kuma anan arag…..2X

Arageeda taan ku ildoog sadaay
Arageeda taan ku ildoog sadaay
Amaan iyo ducaba ducaba
Ducaba waad istahishaa ~~
In nan ku tirshee aayatiin
Ku waar…..2X )))

lyrics by Dayran omar }}

Exit mobile version