VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Istaahil - Lyrics

ooftayda bidixdiyo uurkaan ka jeceloo way ii ahaatoo ma ilaawi karayee ruuxaan arkaa ma istaahilbaa edabtiyo xishoodkay aadmiga wax dheertoo erayada kalgacalkay yay odhan taqaanaa ruuxaan arkaa ma istaahilbaa
Queue is empty
-- / --