Heesta Looma aayaan - Lyrics
Waxa jira wax kuu daran
Hadane kula wanagsanee
Afka hadalka weyn baa
Inan yaheey wadaayo
Ka weecan wayee....2X
Jaceyl baa I weeraray
Waqti samada furan tahayee
Anigoo war maqan baa.....2X
Ha ii qabanin waayaha
Anan noqon lahaa
Looma wecshaan
Looma soor doortaa.....2X
Waligeed ~ ~ looma ayaan
Naftaa naftaa
Naftaa wehel ku moodee ~..2X
(((BOGGA LABAAD)))
Ala wagar waxaa nan filan
Aduun waayo badanaa
Waagii baryaa iyo quraxdii
Wareeg taba ma wax yeelo
Joogtee.....2X
Jaceyl baa I weeraray
Waqti samada furan tahayee
Anigoo war maqan baa....2X
Ha ii qabanin waayaha
Anan noqon lahaa
Looma wecshaan
Looma soor doortaa....2X
Waligeed ~~ looma ayaan
Naftaa naftaa
Naftaa wehel ku moodee.....2X )))
lyrics by Dayran Omar