nabaadeey waxaa qaba
ninka adiga oo nool
nimco kula wadaagee
necbiyaa abaaree
doogi nugaaliyo
naqa jecliyaayee
narureey hadhkan ku nastee
yaa nuural cayn
siduu nabarku igu yahay

nasiiboo waxaa jira
niyadii buseeshiyo
nacab baratamaayee
anba nugubta weeyee
nudiga iyo jiintii
nadi igama goynine
wada nuugto jacayl noqone
yaa nuural cayn
siduu nabarku igu yaahay

Exit mobile version