marwooy dumar u mudanneey
madheedh baxay la moodyeey
muuqaagaan jeclaystaa
markaad i hor timaadee
hadaad iga maqnaatana
meelaan jiraba mooyee
maankagaa ku raaco
meelaan jiraba mooyee

labada muuminiintaa
midii laga abuuraay
muuqaagaan jeclaystaa
markaad i hor timaade
hadaad iga maqnaatana
meelaan jiroba mooyee
maankaygaa ku raacoo
meelaan iroba mooyee

madheedhkii masaariyo
man iyo ubax la moodyeey
muuqaagaan jeclaystaa
markaad i hor timaadee
hadaad iga maqnaatana
meelaan jiroba mooyee
maankaygaa ku raacoo
meelaan jiraba mooyee

Exit mobile version