VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tamashleenta - Lyrics

illaahbaa taajiroo khayr badan baxshee tamashleynta wacaniyo tigaadiyo barwaaqada abaar baa u taalee kibir kula taraaraa tagoogaha ku jabiiyee haka tagin talaabada tilmaantaada gaarkiyo quruxdiyo tusaalaha tii aad i yeeshaa ii taagan anigoo tiro aan ku soorayaa kiir kula taraaraa tagoogaha ku jabiyee haka tagin talaabada
Queue is empty
-- / --