dhulku waa kala gaaroo
dadku waa kala goooni
kala fiican gayaanku
guur hadaad u dhaqaaqdana
gaaridaa la xushaayee

huuno geenyadaan raadiyee
huunooy gobolada u maray
huuno taan u goomana
huuno ma hargeelay gashaa
huuno guro dhaamoole iyo
ala guura baqasa iyo
ala galka iimay galbeed
huuno gaafka yaa kuugu tuma
gudcurkiyo cadada
waa la kala gartaa
gabdho wacan afheerbay
u gaar noqdeen
ina aaboow

huuno ceelkaroo gugo helay
huuno jaratoo geelu dhalay
ala raaso yaa geeya oo
huuno giblo yaa kuugu tuma
huuno geesta doolo bay
huuno guryo samo taga iyo
huuno gami maayo anoon
huuno giblo baaray ku tuman
gudcurkiyo cadada
waa la kala gartaa
gabdho wacan afheerbay
u gaar noqdeen
ina aaboow

Exit mobile version