VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ikool kooli - Lyrics

kurbo dhaafoo kkaska deeqdoo kaalay huunooy kabtaan joogoo kululaadoo kaadsan waayee kordhi hawshoo kaalay huunooy ikoolkooli kaalay huunooy kaydka caashaq kaalay huunooy igu kori kaalayy huunooy kun ka rooneey kaalay huunooy kalmadaadaa farxad keentoo kalgacaylee kaalay huunooy kugu koobmoo kaydka laabtaa kaligaaba kursi haysaa ikoolkooli kaalay huunooy kaydka caashaq kaalay huunooy igu kori kaalayy huunooy kun ka rooneey kaalay huunooy
Queue is empty
-- / --