Heesta Ma madheedh baxayaa - Lyrics
maanka iyo qlabiga waad ku mudantahooo
mirta dhexe hurdada waxaan maamiyaa
adoon igga maqnayn
kaama maarmee miyaad huunooy
adna ila mid tahay huunooy
waxaan kugu matalay huunooy
meeluu mayaygu helay huunooy
midabkaaga mariin huuno
caska maankaygu raac huunooy
yartu ma man iyo ubax baayoo
ma madheedh baxaybaaye
mulay baxay la mood huunooy
maanku adi ku raac huunooy
maalka dheerbaan usoo huunooy
maray muuqaaga wacan huuunooy
midabkaaga maraayee huunooy
kaalay midhaha janooy huunooy
yartu ma man iyo ubax baayoo
ma madheedh baxaybaaye