VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waad ideeqdee - Lyrics

sidii dur dur iyo daroor hoortaybuu dawooy qalbigaygu kuugu dagee dareen kalgacalaybaa igu duxee ha diidine kaalay daaaweeye hadaad darar tahay ama kula dago walee dusha kaama eegeene waad i deeqday kuma daayoo aadaan dadka kuu jeclahay daymada indhahaa ku doogsada ee marnaba eegmada ka daalaynee darmaan yahay wacan dhankii la dayaba dag dagoo kaalay laabta igu duugoo midaan dumarkaba ka doorbidayee adaa sida dayaxa ii nuuree waad i deeqday kuma daayoo adaan dadka kuu jeclahaye
Queue is empty
-- / --