VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xalwad dhaanto - Lyrics

xaawalayda dumar inta xiil ku nool hadii laysku xullo xuuralcayntoodiyeey xidigaha cirkiyo xay daruurahaay waxaa tahay xariir lagu dhalay xalaal ala xalwadaan jidinkayga xaganiyo malab xabag barsha tahay xila janooy dunta kugu xidhoo habla kaa xushoo adiguna xamdaay xanaane axdiga xumadii jacayl baryo igu xidhnayd xal adaa noqdaye ku xamdiyay rabiga ala xalwadaan jidinkayga xaganiyo malab xabag barsha tahay xila janooy
Queue is empty
-- / --