xaawalayda dumar
inta xiil ku nool
hadii laysku xullo
xuuralcayntoodiyeey
xidigaha cirkiyo
xay daruurahaay
waxaa tahay xariir
lagu dhalay xalaal
ala xalwadaan
jidinkayga xaganiyo
malab xabag barsha
tahay xila janooy

dunta kugu xidhoo
habla kaa xushoo
adiguna xamdaay
xanaane axdiga
xumadii jacayl
baryo igu xidhnayd
xal adaa noqdaye
ku xamdiyay rabiga
ala xalwadaan
jidinkayga xaganiyo
malab xabag barsha
tahay xila janooy

Exit mobile version