VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta damac iyo hinaase - Lyrics

dalku waa dalkaygii dadku waa dadkaygii duugayga noloshana cid aan uga danbeeyoo inan doorka la i tarin duruufihii dhaca i baray damac iyo hinaasiyo biqi maaha noloshuyee ninka taa dareensani dib ha u liqo candhuufta oo dibnaa ceel ha raamsado ninkaan daris wanaagiyo inaan laba dal noqoniyo samuhu aanu deeqinoow waxba ha ii danaynine cirka sare bal soo dumi markadagoo hulaaqmayee sida daawo shiilma ah dadkuu kala eryaayoo cayayaanka duudkiyo dacalada ka saarani dacalada ka daataan digsibaa haduu karo daboolka iska qaadee nin xajiin udibad baxay hadaladu dal dala iyo deel qaaf ma guulbaa
Queue is empty
-- / --