Heesta Deeqa - Lyrics
Sokeeyo sow kuuma dadaalin
Saw kumaan daadihin
saw kumaan daawanahaynin
2×
Saw duleedkaaga ma yeedhin
Saw daleedkaaga ma baaqin
Dadka saw kaama jeclaanin
Adna sow kuma dooran
2×
Hadii aanan dayn
Wadnkuna idilin
Doog iyo abaarbaan
Mid uun dagayaa
2×
Deeqa sow kuma haybin
Sow amaan kaalama daalin
Sow kumaan dugsanaynin
2×
Sow dareen ima qaadin
Damac caashaq hagaayee
Dushaada igu saarin
Adna sow kuma dooran
2×
Hadii aanan dayn
Wadnkuna idilin
Doog iyo abaarbaan
Mid uun dagayaa
3×