Markaan Daa iraahdee
dubaaqa iyo Maanka Iyo
dooqa Ka saaraba….2X

Wadnihii Daloolay
daqaradaa Ku Jiidiyo
soo Damaci Waalnaa
ima Soo Diraayoo…2X

Doon Doon
doon Doon
kaco Day Day Imalaha….2X

Daa Iska Daa
hadeey Dumisay Wacadkii
nabsaa Soo Dabraayee
dooqaba Ka Saar…..2X

Nin Jaceyl Dardarey
dadka Muu Maqlaa
dabeeylahaan U Faraa Fariin
diikoo Ciyaayaan Daydayaa
wadkoon I Dilin
waanan Deyn Kareeyn….2X

(((BOGGA LABAAD)))

Inantaa Daraadeed
labadeydan Daan Iyo
carabkaa Is Diriroo
dibnuhuna Coloobeen….2X

Waxa Shiday Dabkaase
isku Diray Jirkeeygi
waa Dowdaalkeediyo
deeqa Araamideedee..2X

aah Ah Haa…2X

ayaa Iga Damiintaa
aah Ah Hmmmm
ayaa Iga Daweeyaa…2X

Daa Iska Daa
hadeey Dumisay Wacadkii
nabsaa Soo Dabraayee
dooqaba Ka Saar…..2X

Nin Jaceyl Dardarey
dadka Muu Maqlaa
dabeeylahaan U Faraa Fariin
diikoo Ciyaayaan Daydayaa
wadkoon I Dilin
waanan Deyn Kareeyn…2X

Daa iska Daa
hadeey Dumisay Wacadkii
nabsaa Soo Dabraayee
dooqaba Ka Saar…..3X )))))

Lyric By Dayran Omar

Exit mobile version