VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sawirkaaga - Lyrics

saawir hore naftaydaay u ahayd sareediyo sagal roob da aayiyoo hadii aadan ila socon waa salcaani jirayoo sawirkaaga anigoon sidan waaba lumi jirayoo nafta maxaan sasabayoo si kastaba is idhiyoo wali saaxi kuu ahay adigoon hablaha sadar iyo saami dheerayn hadii saatir iiqoray inaan ad ku saacido aniguna suleekhaay aan kuseexdo aragaaga adigana sidaadabaa ducaan kugu sabootiyey sadrigayga iyo laabtiyo saabka feedhahaygaad kulahayd sariiroo anigoon kusoo arag maan seexan jirinoo sawirkaaga anoon sidan waaba lumi jiray nafta maxaan sasabayoo sikastaba is idhiyioo wali saaxi kuu ahay adigoon hablaha sadar iyo saami dheerayn hadii saatir iiqoray inaan adi ku saacido aiguna sulkhaay aan ku seexdo aragaaga adigana sidaadaba ducAan kugu sabotiyey adigana sidaadaba ducaan kusu sabootiyey
Queue is empty
-- / --