Soomalilad dhaliniyo
Waayeel dhamaantood
Suday u dhisteen dhulkoodii
Nabada u dhidbeen
U dhidbeen alow dhawr

Waa dharaartii
Waa dharaartii la taagee
La dhidbaye calankeenuu
Dhalaankii nuur
Nabad ku seexday

Xumaha dhaafaha
Wanaaga dhisaha
Wixii dhacayaba
Dhankiisa hayaha
Wadaniga dhabtaa
Alow dhawr

Xumaha dhaafaha
Wanaaga dhisaha
Wixii dhacayaba
Dhankiisa hayaha
Wadaniga dhabtaa
Alow dhawr alow dhawr
Soomaliland alow dhawr

Soomaaliland dhabadii
Wanaagey dhaqaaqdee
Siday durxanta u dhameeyeen
Dhigoodiyo qayrkood u dhaafeen
U dhaafeen alow dhawr

Waa dharaartii
Waa dharaartii la taagee
La dhidbaye calankeenuu
Dhalaankii nuur
Nabad ku seexday

Xumaha dhaafaha
Wanaaga dhisaha
Wixii dhacayaba
Dhankiisa hayaha
Wadaniga dhabtaa
Alow dhawr

Xumaha dhaafaha
Wanaaga dhisaha
Wixii dhacayaba
Dhankiisa hayaha
Wadaniga dhabtaa
Alow dhawr alow dhawr
Soomaliland alow dhawr

Soomaliland dhaxalkii
Awooweey ilaasheen
U aabo taliyay dhagaysteen
Dhag xumiyo ceebay
Iska dhawreen
Oo dhiig sokeeyay ka dhaarteen

Waa dharaartii
Waa dharaartii la taagee
La dhidbaye calankeenuu
Dhalaankii nuur
Nabad ku seexday

Xumaha dhaafaha
Wanaaga dhisaha
Wixii dhacayaba
Dhankiisa hayaha
Wadaniga dhabtaa
Alow dhawr

Xumaha dhaafaha
Wanaaga dhisaha
Wixii dhacayaba
Dhankiisa hayaha
Wadaniga dhabtaa
Alow dhawr alow dhawr
Soomaliland alow dhawr

Exit mobile version