Meel aan joogaba aday muuqdoo
Midaabkaagay hor maraayee
Naftu muhatoo maarmi weydoo
Muusanowdoo ku dul meertee
2x
Marwo dumaroon ku masaalaa
Mar ma xidhatee
Marwo dumaroon ku masaalaa
Mar ma xidhatee

Miirkiibay la tagtee meeday
Mooyiyee meeday meeday
Aaway maanqaadee meeday
Mooyiyee meeday meeday

Meeday ma hayee meeday
Kama maarmi karee meeday
Meeday ma hayee meeday
Kama maarmi karee meeday

Mayay subaxiyo meel ku hooriyo
Mareer bixii baan ku moodee
Hadaad maqantahay magaalada dhan
mugdi weeyoo wey madawdee
2x
Marwo dumaroon ku masaalaa
Mar ma xidhatee
Marwo dumaroon ku masaalaa
Mar ma xidhatee

Miirkiibay la tagtee meeday
Mooyiyee meeday meeday
Aaway maanqaadee meeday
Mooyiyee meeday meeday

Meeday ma hayee meeday
Kama maarmi karee meeday
Meeday ma hayee meeday
Kama maarmi karee meeday

Exit mobile version