VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sida Sida - Lyrics

Sida sida sida sida sida Sida labiga hawdoo Laamihii ka hawreen Ma muuqa dhulkiyo Ubax laacayaa tahay 2x Luqunta cabaadhyaha Rabi galadiyo Lugyeey kala hara Markaad galac ka siiso 2x Laqayadii jacaylkaan Jacaylkaan liilcliicayaa Laabtaydii qaadee Miyaan xalay Xalay xalay Huradaba ladee Miyaan xalay Xalay xalay Huradaba ladee Nin jacayl lumiyoo Liitaan ahee Laydhaa i sidatee Sida sida sida sida sida Sidaan u laabkacay Hamuun iigu ladhan Kuma ladin jacayl Waan ku laakimoodee 2x Dumar waa lu,gooyoo Nacas iyo nin liitay Laydhiyo dabayl Lahashada ha ku kicin 2x Haduu leemo leemoo La isku qarinin laaraha Ana laacay aynigii Hadaan waa waa lilaahiyee Waa waa waa lilaahiyee Nin jacayl lumiyoo Liitaan ahee Laydhaa i sidatee
Queue is empty
-- / --