VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta XIlwa xilwa - Lyrics

xalaybaan riyada uun xaruntaad ku hoyatiyo xaafadiina tagayoo ku lahaa xabiibaay dabaysha xagaaguna dhaxantu ku xoortoo xiisihii jacaylkuna xalin waayay tiisii oo xuduud ku celisiyo jirin meela kaa xidhan ooy hadal xasaasiya kugu tidhi si xishoodle ladanoow kaalay xubnihii dareenkiyo laabtaada xaadhan xoog u eegeen kaligaa xisaab li i xumaan waayaha aduun xuubkan indhaha rogay sawa kaligii u xidhan dharkuu xalay ku jiibsaday anoon dumar xaalayn xogtoodii ka gaabsaday xubigiyo jacaylkuna rag qalbiga xarbinayaa dabaysha xagaanu kolka uu ku xooraan xaya oo badwayntuna hadba way ku xayiraan xiligiyo jacaylkuba ku xumaa waayadan adna maadan xaalayn by masuul.com
Queue is empty
-- / --