VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aduun cidhif - Lyrics

Aduun cidhif ilaa cidhif Intaan ciida soo maray Waxa caynba cayn dumar Cadaaniyo madawba leh Calmashada kalgacalada Adaa canab la moodyeey Kaa caleemo saartee Cadradii la sheegoyo Malaha xuural cayntii Rabi igu casuumee Igu caawiyaa tahay Haween caam ahaantood casrigan hablaha kacay Midii iga cajabisee Caqligiyo garaadkaba Cayn kastoo la eegaba Cashar tii u noqotee Qurux lagu ciseeyaay Cadradii la sheegiyo Malaha xuural cayntii rabi igu casuumee Igu caawiyaa tahay
Queue is empty
-- / --