Heesta Kaftan - Lyrics
Kashka iyo laabtaan ka ooyoo
Kulayl wada ekeeyaa i kooboo
Kufayee i kaalmee
Kaalayoo i kiciyeey
Kaftan reer magaal
Waakanee kaalayoo ikiciyeey
Alla hobeey hobaaligayeey hoobaaloow
Kulankeenii koowaadeey hoobaaleey
Kaftankiyo ciyaarteenii hoobaaleey
Kalgacaylkan ii keeneey hoobaaleey
Kalgacalku ani wuu i kadiyee
Kohoshada xanuunka i koobtoo
Kurbadiisa caashaqa
Naftsydii kadeedee
Kaftan reer magaal waa
Waakanee kaalayoo kiciyeey
Alla hobeey hobaaligeey hoobaaloow
Kulankeenii kowaadeey hoobaaleey
Kaftankiyo ciyaarteenii hoobaaleey
Kalgacaylkan ii keeneey hoobaaleey