xidinxiidba baalay
xigto lama wadaagoo
ka xor noqoy habeenkii
una sheeg xiskiisee
ana xiisihiisii
kama jiro xagaygoo
xoog gabay jacaylkii
markaan helay xogtiisii
ku jar xan iyo been

xamilkiisa awr qaad
waxse xiiso diidaa
marka xadhig qalooani
Ismacil Ahmed Aw Muuse
xidinxiidba baalay
xigto lama wadaagoo
ka xor noqoy habeenkii
una sheeg xiskiisee
ana xiisihiisii
kama jiro xagaygoo
xoog gabay jacaylkii
markaan helay xogtiisii
ku jar xan iyo been

xamilkiisa awr qaad
waxse xiiso diidaa
marka xadhig qaloocaa
xoqo oogadiisee
ana xalayto maan ladin
hibashada xasuustoo
xoog gabay jacaylkii
markaan helay xogtiisii
ku jar xan iyo been

Exit mobile version