jacayl aan jirab lahayn
jiqlayn iy farax ku jira
ayaa lagu jeel baxaa
markuuse muran ku jiro
su,aal iyo tahay jawaab
rugtaba lama joogi karo
waxaan helay xilo jano
waxaan galay jabad qaboow
jaliilkii ii qorooow
kunjeer mahadaa alloow

jacayl aan jabaq lahayn
jikaar iyo aan hadal lahayn
ayaa lagu jeel baxaa
markuuse uu muran ku jiro
jiiraanku ay idin nacaan
rugtaba lama jiifi karo
waxaan helay xilo janoo
waxaan gallay jabad qaboow
jaliilkii ii qoroow
kunjeer mahadaa alloow

Exit mobile version