Heesta Daawasho - Lyrics
tuu dareenkiyo
dookhu raaca
daruur curatay
diifka biisay
dabcisa midasa
daa'im siiyaay
daryeelkaagan
dusha saartayo
cisha fiicanban
ku diyaariyee
dheelimadkiyo
dooga ubaxa leh
daawashiyo farax
u damaashad
tuu dubaaqiyo
doohu yeela
dadnimiyo qurux
tii i deeqdaya
ta waxa u daran
ka damqaayayo
dookh jacaylban
ku labdubanyahoo
dalkii hooyaad
soo dalxiise
dheelimadkiyo
dooga ubaxa leh
daawashiyo farax
u damaashad