umaleey macaaney
axdigo ligiyo
mise waa leyaye

dabayo habeenkii
midabkaaga dhiinka
dab la ii guraya

dhageyso hadalkayga
dheyel ha uma laynin
dhab u fiirso sheekada

dhex areey macaaney
dhacadii ma seexdo
dhalandholey owgaa

dhaayaha u rooney
qalbigad ku diigato
idib hadal ku leedahay

dhageyso hadalkayga
dheyel ha uma laynin
dhab u fiirso sheekada

Exit mobile version