VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kurbo - Lyrics

kasidaa kaama waaye kaaf kama aadiye karinkay ha ii kasee kaadkay inaad timaad rugba kuu quudhi maa kidis caashaq waa kuleelyahe kashka aad ku taal i kaalmeye nafta kuulaye kaalaye iso kifaax karaamadaa waa kasee iso kifaax kidib waa geed jileec kab la beeraha ku yaal kulan geed ninkii qoroo ku balaadhay yeeshaya kaswadiisa saaq taal kidis caashaq waa kuleelyahe kashka aad ku taal i kaalmeye nafta kuulaye kaalaye iso kifaax karaamadaa waa kasee iso kifaax
Queue is empty
-- / --