caashaqan nabdiga naafeyayban
wali naawilaa kama noogayoo
sidii naasirbaan baan moodaya

waxaad tahay nawaal niyadaiyo
qalbiga nuurka u baxaye nabarada
ka dhawr

noolaha miday naftu weheshatoy
u nuglaataye kuma nici karee
nasteexdaydiiyey waan kugu nasta

Exit mobile version