saynabey ma araag sabanadan
mid kula mida maan saarin indhahe
waxaad tahay sleekhiyo saadadiyo
qrayshtii

suradaada qrxda le si markan
u eegaba waxaan ku seexdaa
qalbi saafiyo wacan

sool roobk helaayoo soortiyo
barwaaqada soosaaray midhihi
saxan saxaa dgoono sanka aan
la raacay

Exit mobile version