VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sucaad - Lyrics

midabka soomaalidee dunida u sareeya iyo haybada lagu siiyay baad hablaha kaga soocantoo aniga adigaa isitee samirka waligaa ogow jacaylkii sabano hore cilmiba ifka seejiyaa sidiisi ana ii hayo sucaaday adaa dawa ah calaf ninku kugu simee sawjadisa noqote sabina aad xanbaartaba farxadi sgnaatayoo saldhigii noloshad tahaye qalbigaygad sdhantahay
Queue is empty
-- / --